The Home Of All Somalian Community

Best site that you can get latest Somalian and indian movies and music and free html codes
 
HomePortalCalendarFAQSearchRegisterMemberlistUsergroupsLog in

Share | 
 

 Asluub badaneey_Ammaan badaneey.

View previous topic View next topic Go down 
AuthorMessage
Faatma_dulmar
Super Girl
Super Girl
avatar

Female Number of posts : 1
Registration date : 2008-01-01

PostSubject: Asluub badaneey_Ammaan badaneey.   Tue Jan 08, 2008 12:05 am

Akhyaarta sharafta lehoow dhamaan waad salaamantihiin,salan kadib waxaan raba ahalkaan in aan ku quro hees aan aad u jeclahay,waxaana lagayaaba ain aad garateen waaaaaaaaa heestii Fartuun birimo iyo Cabdiraxman Dowlo.{Asluub badaneey_ammaan badaneey}
inshaa Allah kuwo kalena waan keenidoonaa waayo waxaan jeclahay in aan heesaha qoro.
waxaan idin leeyahay dhamaaaaaaaaan ku soo dhowaada gacmo furan.


Intaan umanaay abudkeey abudkeey,adoo kale uunkan kumaan aragee.

Intaan umanaay abudkeey abudkeey , adoo kale uunkan kuman aragee
Asluub badaneey,
Ammaan badaneey,
sidii ubixii Udgoon badaneey ,

Asluub badaneey,
Ammaan badaneey,
sidii ubixii Udgoon badaneey
,

Waxaan Idileey ku oon bixi , laa,
Anigoo Idileey Aroos kula gala,Adigoo ooridayda noqdoo ubad dhala Ilwaad quruxeey ..Ilwaad Quruxeey,Ilwaad Quruxeey.

Waxaan Idileey ku oon bixi , laa,
Anigoo Idileey Aroos kula gala,Adigoo ooridayda noqdoo ubad dhala Ilwaad quruxeey ..Ilwaad quruxeey:Ilwada Quruxeey.
{Iyada}


Oohinta indhahayga aanbarnin,aday aawadaa u ilmeeyaan,
Asnaab badanoow ,ammaan badanoow Sidii ubixii udgoon badanoow.
Asnaab badanoow ,ammaan badanoow Sidii ubixii udgoon badanoow

Waxaan abiyoow ku oon bixi, laa,ku oon bixi ,laa ,ku oon bixi,laa
Adigoo Abiyoow aroos ilaga ,Anigoo Ooridaada noqdoo Ubad dhala

Adigoo Abiyoow aroos ilaga ,Anigoo Ooridaada noqdoo Ubad dhala .
Ilwaad Quruxoow, Ilwaad Xuruxoow,Ilwaad Quruxoow.
Back to top Go down
View user profile
 
Asluub badaneey_Ammaan badaneey.
View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
The Home Of All Somalian Community :: Somalian World :: qolka Heesaha-
Jump to: